26th July 2024  admin  Category :

Labo ka mid ah ragii geeystay kufsiga iyo dika Caasha Ilyaas ayaa dil lagu fuliyey maanta, meesha qofkii seddexaad dib loo dhigay dilkiisa muddo tobban cisho ah sida uu sheegay aabaha dhalay Caasha. Hadba, dilkan ayaa waxeey digniin u tahay cid kasta oo isku dayda ineey dhib u geestaan gabdhaha Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*