26th March 2024  admin  Category :

Hagardaamooyinka Dowladda Dhexe “Soo wadajir dirir & isdifaac ma waajibin!”

Dad baan nahay damiir xumaha fiirshiyo dareen Eebbe siiyee
> Haddii dowladdii dhexe maamulada u door roon dagaal ay ku qaadoo
> Soo wadajir dirir iyo isdifaac ma waajibin!
> Haddii Dekedaha mid tagayaan midna ka didayaan
> Soo wadajir dirir iyo isdifaac ma waajibin

Waxaa tiriyey Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali

2 thoughts on “Gudoomiyha gobolka Sanaag

  1. Hiirad

    MashAllah waa gabay xaqiiq ah oo runta taabanaya waana waxa maanta Somaliya mugdiga sii gelinaya. yes gudoomiye waynu is difaacaynaa inshAllah waligeed cid inagusoo duushay caano inagama maalin.

    Reply
  2. Haliye

    Tafaraaruqa ha laka ilaaliyo, maanta xaalku waa duulaan cad, dawladuna dadkeeda hala tashato, Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan.
    Midnimo, daacadnimo iyo shaqo badan.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*