27th July 2024  admin  Category :

 Radiyo Muqdisho maxaa lagu abaal mariyey. Ma amaantii Xasan Culusoow iyo xayeesiinta siyaasiyiinta Hawiye iyo Gaalkacayo oo dhan laga xukumo Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro, Xildhibaanno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa abaal marin aan macmaheeda la garanayn waxay siiyeen Idaacd beeleedka ka hawol gasha magaalada Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*