30th April 2024  admin  Category :

R/W Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirada kalluumeysiga heer F iyo DG

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Heer Federaal iyo kan Dowladd Goballeedyada.

Wasiiraddaan oo maalmihii la soo dhaafay shirar uga socdeen Caasimadda Dalka ee Muqdisho, ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey nuxurka shirarkii ay galeen iyo shaqooyinka ay umadda Soomaaliyeed u hayaan.

Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa yiri ” Waan idinku boggaadinayaa shaqada adag ee aad u haysaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan idin kula dar-daarmi in bulshada lagu wacyi galiyo in khayraadka badaheenna ku jira la soo baxaan sidoo kale ay aad u qabataan tababaro iyo gacan qabad siiysaan ganacsatada yar yar ee ku hawlan sidii ay Badda wax u gala soo bixi lahaayeen,Si ay dhiirra galin ugu noqoto shaqadooda” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse.Tags:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*