26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran oo shirkii lixaad ugu soo gabagaboobay  Muqdisho, kaas oo ay ka soo baxeen go’aamo jihaynaya mustaqbalka dowladnimada Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*