27th April 2024  admin  Category :

Illaa 153 qof oo Soomaali qurbajoog ah oo heysta Baasaboorada Yurub, Mareykanka iyo Canada, ayaa gelinkii dambe ee maanta ay diyaaradda Ethiopian Airlines ka qaaday Muqdisho, iyagoo dib ugu laabanaya dalalka dhalashadooda qy heystaan, waxaana dadka ay diyaaradda qaaday ka mid ah xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*