16th January 2022  admin  Category :

Cabdiraxmaan Dhoore  oo ka tirsanaa xisbiga  Kulmiye  ee beesha Habar jeclo iyo Qurbaawi oo isaguna  ka tirsanaa xisbiga wadani ee beesha Habar yoonis, oo labaduba u orday inay ka mid noqdaan  xildhibaanada Somaliland, ayaa hadda doonaya in beelaha Rer Saalax iyo Nuux Cumar ee Warsangeli ay  uga mid noqdaan baarlamaanka Puntland. Kuwii caruurta korsnayey ayaa la qaatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*