
8th September 2026 admin Category :
Jaaliyada Puntland ee Toronto oo ay hormuud ka ahaayeen Gudoomiyeaha jaaliyada Mahmud Hassan Aw Mahamed Isinka iyo Godoomiye ku xigeenadisa Yasmin Dahir H Ali Abdifatah Awil ayaa si fiican u soo dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Deeqa ee Dowad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel. W/Dmahad carabow







