27th April 2024  admin  Category :

Laascaanod oo SNM Mustaqbalka Ka Dhigaya Magaalo Isaaq Leeyahay

Magaalada Laascaanood Waxaay gacanta Ugu Jirtaa Maamulka Soomaliland Mudo Dhowr Iyo Toban sano Ku Dhow,Waxayna Dad Badani Aamin San Yahiin Inay Siyaasad Ku Haysato waxaase Soo Ifbaxday Todobaadkani Arin waxaasi oo Dhan ka Duwan Kuna Cusub Magaalada Sida Muuqata.

Dadka Deegaanka U lahaa Magaalada Ayaa Noqday wax Ka Qaxa Iyo Wax Xoog Looga saaro.

Balse Todobaadkani waxaa Dhalinyaro badan oo Laascaanood Mudo Ugu danbeysey Lagu casuumey Xaflada Loogu magacaabo “Soo Bandigta Buugaagta”waxaa Ku Laabtay Dhalinyaro badan oo Sheegay Inay Magaalada Dadka Ku Sugan Garan waayeen Madama Beesha Isaaq Deegaan ka Dhigatay .

Degitaanka Soomaliland Sidee Ku Bilaamatay?

Waxay Deegaamaynta Magaalada Ku Bilaamatay kadib Colaado Beelaha Walalaha ee Laascaanod Lagu Abuuray Taasi oo Ahayd Bilowga Fikrada Soomaliland Doonayso Inay Deegaanka Dadka Ka Barakacaan Madama Cabsi Ay Jirto Qoys Kastana Dhalinyaradiisa Ka Kaxeeyo Sidagaalka Dhibaato Ugu Keenin.

Markaasi Kadibna Waxaa Bilowday Inay Qoysaaska Reer Hargeysa Si Joogta Ah usoo Degaan magaalada Laascaanood Halka Dadkii Lahaa Noqdeen Kuwo Ka Baxay.

Laascaanood hada way Buuxda Dadka Lakiin Qoys Joogi jirey oo Hadii uu Yimaado Qof ka Garanayaa Ma Jiraan.

Dhalinyarada Todobaadkani Baraha Bulshada Kusoo Bandhigay Fikradooda Laascaanood Iyo waxay Ku Arkeen,waxayna Dad Badan Sheegeen Inay waayeen hal Qof oo magaalada Ka gartaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*