19th May 2024  admin  Category :

La tayihii amniga ee madaxweynayaasha Sheekh Shariif, Xasan Culusoow iyo Farmaajo ayaa mar kale dib loo magcaabay.

Madaxweyne M. Xasan Culusoow ayaa La Taliyihiisa Amniga Qaranka u magacawday Xuseen Macalin Maxamuud oo loo yaqaano Damuumaaye. la taliyahan amniga ayaa madaxweyne Xasan, dawladdiisii hore kala talin jiray dhanka amniga markii ugu badnayd ee la laynayey Xildhibaanada ugu badan ee baarlamaanka Soomaaliyeed, sidoo kale Sheekh Shariif ayuu amniga kala talin jiray. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale xidid ahaan u shaqaalaysiiyey oo isagana u magcaabay la taliyaha dhanka amniga

Hoos ka akhriso Maalintii M. Farmaajo magcaabay

https://allsanaag.com/la-taliyihii-dhinaca-amniga-ee-culusoow-iyo-sheekh-shariif/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*