27th April 2024  admin  Category :

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in aabbe uu dilay laba carruur ah oo uu isagu dhalay. Booliiska ayaa falkan la xiriiriyey maandooriyayaal inkastoo uu baaritaan socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*