18th April 2024  admin  Category :

Qiimaha Diyaarada Jubba Airways ee Bossaso Dubai Oo Galabta laga dhigay $500

Mudaharaadkii ay Shacabka Puntland kaga  dhiidhiyeen qiimahii    kala sooca degaanka Soomaaliyeed  ee Jubba Airways, ayaa hadda maamulka Diyaaraddas waxay hoos u dhigeen qiimihii aan  caqli galka ahayn oo  ay dul dhigeen umadda reer Puntland.

Maamulka Jibba Airways ayaa galabta qiimha Jubba Aiways ee Boosaaso ilaa Dubai ka dhigay $500

Dhanka kale dadka u dooda xaquuqda gobolka Bari oo uu ka mid yahay Sakariye Isticmaar. ayaa ku doodaya in qiimaha diyaradda lagu soo celiyo intii uu horay u ahaan jiray  oo ah $450

https://allsanaag.com/degaan-kala-sooca-jubba-airways/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*