28th March 2024  admin  Category :

Telafishan si toos ah loo daawanayey, oo ay ka socotay ciyaarta isreeb reebka Game show, ayaa mid ka mid ah ka qayb galayaashii Ciyaarta waxa si kedis ahaana  loogu  sheegay   in uu aabihiis dhintay.

Kanaalka Telafishanka Sacuudiga ee lagu magcaabo “Bedaya”- ayaa nin dhalinyaro ah, oo ka qayb gelayey ciyaarta game show, waxa la arkay isga oo muraaradilaacay oo hadba dhinac uga ordaya halkii uu fadhiyey ka dib markii ninka barnaamijka daadihinayey uu u sheegay in aabihiis dhintay.
Abraahim Al- Awad wax yar ka bacdi waa dhacay oo suuxay

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*