26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo Dayniile ka dhisay Cibitaal kale

Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa maanta xariga laga jaray xarunta cusub ee hooyada iyo Dhallaanka oo lagu kordhiyay isbitalka Deyniile ee Muqdisho waxaa ka qeybgalay wasiirka caafimaadka Soomaaliya Mawro Fowsiyo Abiikar Nuur madaxda Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo kaalin ka qaadatay hirgelinta iyo qalabeynta xaruntaasi,guddoomiyaha demada Deyniile Maxamed Abuukar Jacfar iyo xubno kale,kuwaasi oo ku ammaanay Hay’adda Qatar Charity, madaxweyne Farmaajo iyo Xaaskiisa Saynab Macalin, iyo RW Khayre sida ay u garab taagan tahay bulshada Dayniile.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*