
12th March 2025 admin Category :
Maamulk gobolka Karkaar, kan degmada Qardho iyo masuuliyiin kale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ka warbixiyay khasaaraha ilaa iyo hadda la ogyahay ee ka dhashay daadadkii xalay ku fatahay magaalada Qardho.