26th July 2024  admin  Category :

Maxamed Macoow Jiliboow , oo ka mid ah Ururo siyaasadeed oo diidan in Harti xoog ku yeesho Jubbland, qaarkoodna ay maalgeliyaan Villa Wardhiigleey, HAG iyo qaar ka mid ah beesha Daarood , intuba siyaabo kala duwan ayeey Beesha Xasan Cismaan Ibraahim (Cawramale) ugu diidan yihiin inay yihiin beesha Harti, Warsangeli .

Macoow Jiliboow , oo ka mid ah Beelaha dega Jubbaland ayaa dhowaan shir siyaasadeed la soo maal geliyey ka sheegay inuu konton sano jiray, hase ahaatee uuna weligii maqal Cawramale ayaa Warsangeli ah.

Shan Qarni maahmaahdan ayaa ka jirtay Cawramalihii Caadka raacay oo laga isticmaalo degaanadii asal ahaan ay ka soo jeedaan beesha Cawramale. Maahmaahdani waxay ku tusaysaa in Cawramale degaankoodii ka tegay oo meel Fog aaday

In maanta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*