26th April 2024  admin  Category :

Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa fashiliyay Qarax la dhigay mid kamid ah xafadaha Bosaaso.

Ciidamada Booliska Oo Uu Hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Ayaa Qarxiyay Qaraxaas Laga Fashiliyay Kooxaha Argagixisada.

Sidoo Kalle Ciidamada Kala Duwan Ee Gobalka Bari Ayaa Cawa Magalada Bosaaso Ka Soo Qabtay Rasaas Iyo Waxyabaha Laga Sameeyo Qaraxyada oo lagu diyaarinayay magalada Bosaaso Si Loogu Dhibaateeyo.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Sheegay In Waqti Walba Ay Ku Bxiin Donaan Sidii Looga Dabar Goyn Lahaa Gobalka Bari Nabaddiidka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*