26th July 2024  admin  Category :

Argagixisada qanadaraaska ku soo qaatay dilka shacabka Soomaaliyeed ayaa Boosaaso waddo ka mid ah ku aasay miino si ay ugu qaraxdo cid kasta oo meesha marta. Shacabka Boosaaso ayaa loogu baaqay in ay dawladda la shaqeeyaan si loo ciribtiro shayaadiinta aan cidina u arxameen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*