
3rd October 2023 admin Category :
Maamulka Puntlan ayaa maanta ku wareejiyey Wasaarada Gaashaandhiga ee Federaalka ciidan ka mid noqon doona ciidanka isku dhafka ah ee ay yeelan doonto dawladda federaalka. Ciidankan ayaa taradooda ay tahay illaa iyo 2400.
Allsanaag.com