28th March 2024  admin  Category :

Maanta ayaa waxaa Dekedda Bosaso waxaa soo gaartay Qalab isugu jira gaadiidka Dab damiska, Xarun Dambi baaris ah iyo Qalab loogu tala galay Gaadiidka Shilalka gala  oo ay ugu Deeqday magaalada Manneapolis  magalada la Mataanaysan ee Bosaso.

Gudoomiyaha Degmada 6aad ee Minneapolis Abdi Warsame ayaa dadaal dheer u galay sidii ay Bosaso u heli lahayd deeqdan aadka muhiimka u ah.

Halkan ka akhrso Maqaal ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay: Daawo Video: Abdi Warsame oo soo bandhigay Qalabkii magalada Minneapolis ay ugu deeqday Bosaso

234-5a1a

234-5a1b

234-5a1c

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*