27th April 2024  admin  Category :

 

Xasan Culusoow oo daba tegay lacagtii uu musuqmaasaqay uu banaanka gaystay.

Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow iyo qoyskiisa uu jeclyahay oo ku kaliftay inuu xatooyo xoolo dadweyne u sameeyo si ay u taajiraan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay isaga oo ka daba tegay lacago uu horay  u musuqmaasaqay  oo bangiyada banaanka gaystay. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sida la shegay u guuray magaalada Ankara ee dalka Turkiga oo uu halkaa Guri ka iibsaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*