26th July 2024  admin  Category :

istic3

Xulka Kubadda Cagta ee Puntland ee Mogadishu ku sugan ayaa waxaa Qado haraf shalay u sameeyeen Wasiir Dr Khaalid Cali Cumar iyo Xaaskiisa Roodo Maxamed Isticmaar.

isti1

Qado sharaftaan Waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Cadaalada DFS Gen Cabdulaahi Jaamac Ilkajiir Iyo Xildhibaanada ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Sanyare, Xildhibaan Seed, Duqii hore ee Dagmada Bossaso Maxamed Siciid Shabeelle.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*