24th January 2026  admin  Category :

Dawkadda Hindiya oo saaxiib fiican la ah Israail ayaa caawa ku dhawaaqay in ay ayidsan tahay midnimada & wadajirka Soomaaliya, iyada oo ka soo horjeesatay aqoonsiga ay Israel siisey Isaaqland; “Xidhiidh-dheer ayaan la leenahay Soomaaliya, mar kale waxa aan adkaynaynaa wadajirka JFS.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*