10th April 2026 admin Category :
Waxaa magaalada Xingalool lagu soo dhaweeyay Xaawo Ahmed Halgan oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha shirka dhalinayarada gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Gobolka Bari.
Allsanaag.com