![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/01/sawir-624x351.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Puntland oo u jawaabtay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland oo Garowe warbaahinta kula hadlay ayaa u jawaabay wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo sheegay inaan shahaado la siin doonin ardayda ka baxda dugsiyada sare ee Puntland