18th April 2024  admin  Category :

Maxaynu Dawladda Norwey kaga bedelaynaa lacagta $400 Milyanka doolar oo ay ina siisay? .

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway ayaa bixineysa lacag gaareysa $400 Milyan oo ah qaanta Bangiga Adduunku ku leeyahay Soomaaliya.

Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay maxay Soomaalidu Dawladda Norwey kaga bedelaynaa lacagta $400 Milyanka doolar oo ay ina siisay. Sidoo kale madaxda dawladda federaalku balan qad noocee ah ayeey u sameeyaan dalka Norwey oo lacagtaa intaa leg ku bixinayso dayn cafinta Soomaaliya.

Dawladda dhexe ee Soomaaliya oo sadexdii sano ee ugu danbeeyey kaalinta kowaad ee musuqmaasaqa ka galay caalamka intiisa kale , waa adag tahay inay sheegaan balan qaad ay u sameeyeen dawladda Norwey iyo lacag tan la sheegay ahayn oo ay suuq madow ku qaateen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*