18th April 2024  admin  Category :

Puntland Oo Sheekh Rusheeye Ka Joojisay Howl Uu Doonayay Inuu Bilaabo

Maamulka Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar ku socdka Sheekh Cabdul-xaq oo loo yaqaano Rusheeye oo gelinkii dambe ee shalay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Mudug.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa waxaa lagu sheegay in Sheekh Rusheeye uu joojiyo howlo Qur’aan saar ah uu doonayo inuu ka bilaabo Gaalkacyo, isla markaana uu halkaas dadka ku saaro Qur’aanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*