18th April 2024  admin  Category :

Puntland oo qabatay 10 doon oo sharci-darro ah

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay qabteen 10 doonyood oo 9 ka mid ah ay ku eedeeyeen inay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Soomaaliya.

Wasiiru-dawlaha wasarada kaluumaysiga Puntland Cabdiqani Geelle Maxamaxed ayaa u sheegay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac inay maxkamad hor-gayn doonaan si taallabo looga qaado iyaga iyo shaqaalaha saaran oo la sheegay inay dhan yihiin 150 qof oo u badan kuwo u dhashay dalka Yemen.

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay qabteen 10 doonyood oo 9 ka mid ah ay ku eedeeyeen inay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Soomaaliya. Wasiiru-dawlaha wasarada kaluumaysiga Puntland Cabdiqani Geelle Maxamaxed ayaa u sheegay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac inay maxkamad hor-gayn doonaan si taallabo looga qaado iyaga iyo shaqaalaha saaran oo la sheegay inay dhan yihiin 150 qof oo u badan kuwo u dhashay dalka Yemen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*