17th January 2022  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in dhulkooda ay ka dhameeyeen dhirtii oo dhuxusha lagu istimcmaalo Puntlandna deegaanadooda laga qaado. Maxaa ka jira arrinta eeda ah ee Puntland loo soo jeediyey? Wasiirka Deegaanka ee Puntland muxuu ka ogyahay arrintaan ku aadan dhuxusha?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*