23rd October 2024  admin  Category :

Waxaa welli socota dhibka ay maamulka Hargeeysa ku hayaan dadka ku aasan qabuurayaasha. Hadaba waxaa qabuurayaashoodii laga soo saaray dad u dhintay siyaabo kalla duwan kuwaas oo ah dad ka kalla yimid qeeybaha kalla duggan ee Soomaalida. Arrintan ayaa ah hab ay maamulka Hargeeysa ku raadiyaan aqoonsi caalami ah, laakiin waxaa dhab ah in aan sidaa aqoonsi lagu hellin.

Arrintan qubuura fagashada ayaa ah mid aysan sameen ama  ka dhicin Soomaali inteeda kalle oo aan ka aheen beelaha SNMta. Teeda kalle Qaramada Midoobey oo loo callaacallaa waxaa ka wannaagsan in lagu kalsoonaado MAXKAMADA ILLAAHAY HALKAAS OO AH MEESHA CADDAALADU AY TAALLO.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*