26th April 2024  admin  Category :

Shirkii golaha wasiirada Puntland oo aan looga hadlin Seexaaradaha SNM ee lagu khasbayo bulshada Sool iyo Sanaag inay ku codeeyaan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka iyo Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.

One thought on “Puntland oo iska indho tiraysa duulaanka SNM

  1. Caasho

    Xidhibaanada SSC maxaa aamusiyay? Maxaa aamusiyay wasiirada SSC ka soo jeeda? Maxaa loola xisaabtami la’yahay? Yaa ii sheegi kara?
    Beelwalba waa ineey aayaheeda ka warqabto oo ka tashato, nidaamka dowladnimada waa sidaas. Somalida ha soo bartaan siyaasada micnaheeda. Madaxweyne shaqadiisa maaha inuu ka hadlo wax aan lagu so hadal qaadin baarlamaanka gudahiisa.

    Marka Beelaha Maakhir iyo Dhulbahante waxaa uu wanaagsan ineey soo bartaan nidaamka dowladda,
    ineey ogaadan cidda iyaga metesha.

    Waxaa nasiibdaro ah, inaa markasta la arko qabiil la haysto oo la caayiyo, qabiil- qabiil ma metelo ee Xidhibaanka gobolkiina ka soo tegay baa idin metala, oo isaga idin dayacay!!!!

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*