27th July 2024  admin  Category :

Wasiirka arimaha Gudaha maamulka SNM ayaa sheegay in maamulka puntland ay   u ogolaadeen inay siday doonaan ka yeelaan gobolada Sool iyo Sanaag.

Wasiirka arimaha gudaha maamulka SNM  Yassiin Faratoon,  ayaa hadalkan oo maalmahanba suuqa ku jiray ayaa hadda banaanka keenay ” Madaxda Puntland waxaan isku afgaranay inaan la carqaladayn diiwaan gelinta doorashada Soomaaliland ee Sool iyo Sanaag. Wasiirkan oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante sheegay inay bari ugu tagayaan kuwa diidan maamulka beelaha Isaaq samaysteen

Dawo daqiiqada 4: 48

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*