18th April 2024  admin  Category :

Prince  C/Rashid Yusuf Jibril Cowl ayaa Beesha Bah Majeerteen ee  Warsangeli iyo Bah- wadaagteeda u doorteen kursiga Xildhibaanka Degmada Badhan 2019ka.  Cabdirsaaq Shirwac,  oo ka mid ah aqoonyahanada reer Maakhir, kana soo jeeda  Qoys aad looga yaqaano Soomaaliya iyo Puntland,  ahaana  Murashaxii la tartamayey abwaanka ayaa noqday qofkii ugu horeeyey oo u hambalyeey Xildhibaanka. Geesinimadan uu Cabdirisaaq sameeyey ayaa aad loo soo dhoweeyey

Hadaanu nahay bahda Allsanaag waxaan hambalyo u diraynaa Abwaan Cabdirashiid oo kartidiisa dal iyo dad jacaylkiisa  kursigan ku helay

Beelaha Cismaan Ugaaryahan, Gaashaanbuur, iyo Bah Majeerteen ee Warsangeli  ayaa ilaa  hadda iska soo dhex xulay xildhibaano ay ka dhab tahay jiritaanka Puntland.

 

https://allsanaag.com/cabdirisaaq-iyo-cabdirashiid-yaa-guulaysan-doona/

https://youtu.be/s_XNkCJkZfs

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*