27th July 2024  admin  Category :

Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in la soo dhaweeyo dadka Oromada ah, isagoona sheegay in maamulka Hargeeysa ay danni ugu jirto soo dhaweeynta Oromada. Buubaa wuxuusan oggeen in haddii dhulkaa kalle ee Killinka Shanaad la soo qabsado iyaga in la deenayo, balse waxaa dhab ah in dadkan ay rabaan bad ay wax kalla soo dagaan, meesha ugu horeeysa oo ay u soo socdaana waa Berbera. Isaaq waxeey is leeyihiin Oromo iska iibiya, laakiin maska marka uu qaniino ayeey wax garan doonaan.

https://youtu.be/r2oswpBi4oQ

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*