
3rd October 2023 admin Category :
Ma kula tahay nimankanii shalay hadaladan Warbaahintan ka lahaa inay maanta Cabdikariim Qalbi dhagax waxay ugu doodayaan ay ka tahay Somalinimo? Nimankan maanta u doodaya ONLF waa kuwii shalay qabiilka ugu diidanaa in Jubbland la dhiso
Daawo daqiiqadda 12:26