15th August 2022  admin  Category :

Mooryaantii, mid qori la ordaya  ,  mid qalin wata,  mid kamarada xambaarsan  iyo mid magac  warbaahineed kuu dhuumaalaysanayba aya dhamaantood  waxay mucaarad ku wada yihiin madaxweyne Farmaajo, oo u arkeen inuu halis ku yahay dhaqankooda foosha xun

Cabdirisaaq Catoosh oo u shaqeeya Idaacaddii BBcda ee Yuusuf Garaad uu madaxda ka ahaan jiray, ayaa sawirkan u soo bandhigay    umadda Soomaaliyeed,  isaga oo  ka dhaadhicinaya in Xasan Culusoow laga jeclaa  magaalada Muqdisho oo loo soo camiri jiray marka uu yimaado Xeebta Liido. Hase ahaatee Madaxweyne F armaajo ay   beesho Muqdisho ay u cidleeyaan marka uu xeebta Liido uu soo booqasho tago . In badan oo ka mid ah umadda Soomaaliyeed oo aan fursad u helin warbaahinta madaxa banaan ayaa dhegaysta Catoosh iyo kuwa la mid ah ee Mooryaamaysan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*