
21st February 2025 admin Category :
Gudoomiyaha GobolkaMudug, Cabdi ladiif Muuse Nuur (San-yare) Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur ayaa yiri ” Dambiile shabaab ah inta qabano qabiil usiidayn mayno, Luuqadaha Argagixisaday kamid tahay in ay dadka adeegsadan fariimaha ay rabaana dhex marsadaan, cid kasta oo ay maxkamadu xukuntana waa fulin ”