25th October 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa  Puntland u soo dirtay siyaasi xanaaqsan oo deegaanadana Puntland laga wada yaqaano qofka uu yahay. Xildhibaan Faroole, oo deegaanada Puntland looga yaqaan inuu yahay qabiilayste, hadalka kiisa u xunna soo horumariya ayaa dawladda federaalku ay u soo dirtay si aan loo soo dooran madaxweynaha Xilka haya Madaxweyne Gaas oo wax badan u qabtay Puntland. Faroole ayaa sheegay in Gaas uusan waxba qaban, hase ahaatee waxaan ku soo bandhigeenaa muuqaalada hoose qaar ka mid ah waxqabaka Gaas.

https://youtu.be/J9n31pidE5U

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*