10th December 2024 admin Category :
Daawo mid ka mid ah madaxdii hore ee Ururkii Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo maanta Xildhibaan ku leh. ” War ninku waa qoloma.
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Guddiga Fulinta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee dagaalka kula jiray dawladdii Cabdulaahi Yuusuf, maantana 4.5 uga mid noqday Xildhibaanada Soomaaliya ayaa Xildhibaan kale qabiilkisa waydiinaya, Halka marka uu telafishanada hor fadhiyo uu Umadda Soomaaliyeed u sheego qiiro Japan Wadaninimo ah.
https://youtu.be/o67l2eg61Ps