29th March 2024  admin  Category :

Lama qabteen haduuna ku Kaadi lahayn geedka reerka  ay deriska yihiin ay korinayeen 

Eric McKenna  oo 59 jir ah, una dhashay dalka Ingiriiska oo kufsaday gabadh 21 jir ah sanadkii 1983 iyo gabadh 18 jir ah sanadkii 1988, ayaa hadda la qabtay ka dib markii uu ku dul kaadiyey  geed ay lahaayeen deriskiisu oo ay korinayeen kuna jiray digsi weyn

Slide View: 1: Marble Shape Planter
Reerkii lahaa Guriga uu ku yaalay  geedka  uu kaga dul kaadshay ayaa waxay soo dacweeyeen Eric McKenna ,  waxaana laga qaaday dhecaan si loo soo baaro DNA.
Markii jawaabtii  dhecaanka (DNA)  laga qaaday soo noqotay   ayaa waxa laga ogaaday in McKenna yahay ninkii gabdhaha kufsaday 30 sano ka hor.

Kugsigan uu gaystay McKenna 30 sano ka hor oo sababtay in la qabto markii uu ku dul kaadiyey geedkii deriskiisa  ay korinayeen  ayaa lagu geeyey maxkamadda  Clarewood  ee  Newcastle, waxaana lagu xukumay 23 sano oo xabsi ah

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*