18th April 2024  admin  Category :

Nin Foosta Reer Kale Riixaya Cid Ka Yeelaysaa Ma Jirto “Kulankii Cuqaasha Ku Taageeraysay Xil Ka Qaadista Cali Khaliif

Qado sharaf uu sameeyay cuqaasha gobolka Cayn madaxweyne kuxigeenka Khaatumo ahna sii hayaha madaxweynaha Jhaatumo ayaa markiid dambe looga hadlay sidii loo sugi lahaa amaanka magaalada Buuhoodle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*