16th April 2024  admin  Category :

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Marxuum Maxamed Cali Daahir Cilmi iyo Walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Eng, Xasan Nuur ayaa caawa lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Benaadir.

Mas’uuliyiinta la dilay ayaa booqasho ku tegay hooy ay deganaayeen eheladooda oo ku yaala degmada Yaaqshiid, waxaana la sheegay in kooxaha dilka geystay ay gudaha ugu galeen halkii ay booqashada ku tegeen, kadibna ay goobta ku toogteen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*