29th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii Horre ee Puntland Ca/raxmaan Faroole iyo Cali Xaaji oo ah musharixiin u tartamaya xilka madaxweeynanimada ee Soomaaliya ayaa ka hadlay musumaasuqa hareeyey arrimaha doorashada ee la fillayo ineey dalka ka dhacdo. Madaxweeyhihii horre ee Soomaaliya Xassan Shiikh ayaa dalka ka wada musuqmaasuqa baahsan iyo qal qal ku aadan arrimaha doorashada, wuxuuna waxaas oo dhan uu u sameenayaa sidii uu u soo noqon lahaa mar labaad, isagoona ah shaqsi laga nacay dalka Soomaaliya oo dhan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*