28th March 2024  admin  Category :

Magaalada New york oo ka kor martay dal kasta oo ay ku nool yihiin daka qaba Xanuunka Coronavirus

Magaalada New york, ee dalka Maraykanka, ayaa hadda ka sara martay dalka kasta oo ay koo nool yihiin dadka qaba xanuunka Coronavirus. 10,000 oo qof ayaa xanuunkaa la il darnaa maanta oo khamiis ah waxay gaareen 159,937, taasina waxay keentay inay ka kor maraan dalka Spain (153,000 cases) iyo dalka Talyaaniga (143,000). China, oo sanadkii hore ibtiladu ka timid waa 82,000

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*