16th December 2025 admin Category :
Islaan Mahad Maxamuud Cilmi ayaa geel mag ah u kala wareejiyay laba beelood oo deggan gobolada Kar-kaar iyo Hayland kuwaas oo dawladda Puntland dhawaan dhex dhigtay heshiis nabadeed.