29th September 2022  admin  Category :

Adna Aadan. Saleebaan Gaal iyo Siilaanyo waa sadexda siyaasi ee ugu da’da weyn beesha Isaaq, Allah ha u naxariistee Xaaji Waraabe ayaa ku afar ahaa oo dhowaan geeriyooday. Sadexdan siyaasi ee sideetamaeeyaddii galay ayaa sida la sheegay aad u jecel intaanay aduunka ka tegin inay arkaan Dal Isaaq gaar u leeyihiin oo Daarood u dawladeenaya

Shirkan ay kaligii taliyaha Jabuuti ugu , waa ka dhuunteen Marabbigii ugu magcawnaa arimaha dibada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*