29th March 2024  admin  Category :

Madaxweeyne ku Xigeenka Puntland Camay ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray odayaal ka tirsan beesha Habar Jeclo kuwaas oo ku baaqay in la joojiyo collaada Tukaraq, balse Camay ayaa sheegay in odayaasha ay is waafajiyaan nabadda ay ku baaqayaan iyo wiilashooda soo dagaal tagay ee Tukaraq jooga.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*