Ahmedkafi Adam June 20, 2020 at 21:40 Allayleh waraysigaani run ayuu ka sheggay Xiriirka Ethiopia iyo farmaajo waxaana keenay wixii cabdullahi laga waayey ayaa laga hellay farmajo. Reply ↓
Abdallah wargal June 21, 2020 at 21:39 Haddana dadka somalidu kamaba hadlaane arrintan khaa’nul wadaninimada ahe maxaa khaldan? Dhulkii oo la beeciyey kursi jacayl awgi, maxaa looga amusan yahay? Mise baddiiba la bixiye ma dhulkana ha lagu daraa, caqli jaban. Reply ↓
Allayleh waraysigaani run ayuu ka sheggay Xiriirka Ethiopia iyo farmaajo waxaana keenay wixii cabdullahi laga waayey ayaa laga hellay farmajo.
Haddana dadka somalidu kamaba hadlaane arrintan khaa’nul wadaninimada ahe maxaa khaldan? Dhulkii oo la beeciyey kursi jacayl awgi, maxaa looga amusan yahay? Mise baddiiba la bixiye ma dhulkana ha lagu daraa, caqli jaban.