26th April 2024  admin  Category :

Daamurkii lagu madoobayn lahaa jidka Barakaysan oo loo qaaday halkii howshu ay ka socotay

Daamurkii u horeeyay Ee Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa Saaka ka laga raray Dekada Magaalada Bosaso si loo gaarsiiyo goobta Shaqadu ka socoto ee Ceeldaahir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*