29th January 2023  admin  Category :

Muxuu Cabdiweli Gaas ka yiri shaqo-joojintii Fahad Yaasiin?

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo-joojinta xalay xili dambe uu Ra’iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-suggidda Qaranka NISA.

Hadaba jawaabta Ra’iisul wasaare Rooble maxay ka dhigan tahay? mase jirtey dhaba kale oo arrinkan loo mari karey xalkiisa?

Falastin Ahmed Iman ayaa su’aashaas weydiisey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, sidoo kalena ahaa madaxweynihii hore ee Puntland Abdiwali Ali Gaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*